Aqoon isweydaarsi

Shalay waxaa magaaladda Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey aqoon isweydaarsi heerkiisu sareeyo oo lagu kobcinaayey karaanka iyo wacyiga sharci yaqaanada dowladda iyo Hay’addaha samafalka kaasoo socday muddo saddex cisho ah oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Urur Goboleedka IGAD. Mudadii uu socday aqoon isweydaarsigan waxaa diiradda lagu…